Xukuumada Somalia war cad ka soo saartay lacagtii maanta lagu qabtay garoonka Aadan cadde (Akhriso)

Dowladda Somalia ayaa caawa war cad ka soo saartay lacagtii faraha badneyd ee manta lagu qabtay garooonka aadan cadde ee magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaarada amniga gudaha ayaa looga hadlay arintan wuxuuna u qornaa sidatan:- WAR-SAXAAFADEED:- BOORSOOYIN LACAG LAGA SOO BUUXIYAY OO MAANTA LAGU QABTAY GAROONKA AADAN CABDULLE Maanta barqadii abbaaro 11:40am waxaa … Continue reading Xukuumada Somalia war cad ka soo saartay lacagtii maanta lagu qabtay garoonka Aadan cadde (Akhriso)